Madaafiic Lagu Weeraray Dagmooyinka Shibis Iyo Boondheere
Madaafiic Lagu Weeraray Dagmooyinka Shibis Iyo Boondheere
Muqdisho: (Tebiye.com) Madaafiic qasaaro gaysatay ayaa xalay lagu garaacay degmooyinka ka tirsan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.
Hal ruux ayaa ku geeriyooday 10-kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray kaddib markii xalay Madaafiic Xooggan lagu garaacay degmooyinka Boondheere iyo Shibis ee gobolka Banaadir.
Goobjoogayaal ayaa u sheegay warbaahinta muqdisho in xalay illaa dhowr Madaafiic ay ku kala dhaceen degmooyinka Boondheere iyo Shibis ee Magaalada Muqdisho, iyadoo illaa iyo iminka aan la ogeyn cidda ka dambeysa Madaafiicdaasi.
hase ahaatee saakay ayaa xaaladdu ay ka degantahay sidii xalay , waxaana Ciidamada Dowladda ay howlgallo ka wadaan degmooyinkii lagu garaacay Madaafiicda.
Mararka qaar ayaa Magaalada Muqdisho waxa ka dhaca Madaafiic aan la ogeyn cidda weerarkooda ka dambeysa, iyadoo ay xusid mudan tahay in dhowr Madaafiic oo nuucaani oo kale lagu garaacay Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.
ka la soco tebiye.com meelkasta oo aad joogto warar xiiso leh
Nala soo xariir fikirkaagu waa muhiim
assad_vip@live.no AMA.. tebiye@hotmail.com Ama Fecebook/tebiye@hotmail.com...
tebiye.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Caalamka Iyo Somalia Oo Xaqiiq Ah

DR: Sheekh Cali Wajiis "Midnimada madaxda dalku waa mustaqbalka umada.
Ma is weydiisay MAXAA KORDHIYEY KUFSIGA? Qalinkii Cabduqaadir Aroma
Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble oo qaadey wadadii Cabdullaahi Shiikh Xasan.
Faaqidaadaba Ciyaaraha Tebiye.com: Sir Alex Ferguson Oo Ka Badbaaday In Lagu Ganaaxo Murankii Uu Shalay La Galay Garsoorayaasha.
SAWIRO: Chelsea Oo Looga Guuleystay Koobka kooxaha Aduunka kadib kulankii Corinthians
Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Guuldarro Ku Bilaabatay Koobka Bariga Iyo Bartamaha Afrika (Faahfaahinta Ciyaarta).
Hambalayo Dhalasho Farxad Leh Oo Loo Diray Axmed Maxamed Barrow Iyo Xaaskiisa Shugri Ismaan Oo.
Sidee Looga Ciiday Maanta Sweden Stockholm (Daawo Sawiro Quruxbadan)
Kabtan Lionel Messi Oo La Qaban La’ Yahay Xilli Argentina Ay Burburisay Xulka Uruguay.
Wayne Rooney Oo Loo Magacaabay Kabtanka Xulka England Ee Kulanka Jimcaha.
Xiddigii Iyo Tababirihii Ugu Fiicnaa Bisha September Premier League Oo La Magacaabay. (AQRI)
Barcelona Iyo Real Madrid Oo Isku Garab Dhacay Ciyaar Aheyd Bandhigii Messi Iyo Ronaldo.
Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Premier League Ee Kooxaha Manchester City v Sunderland.
Add your comment