WARARKA

kismaayo xasan

DAAWO: Khudbadihii ay Kismaayo ka jeediyeen Madaxda DF, P/L, J/Land, Galmudug iyo Koofur Galbeed

Madaxda DF Soomaaliya iyo maamul goboleed-yada ayaa hadalo xasaasi ah ka jeediyay furitaanka shirweynaha qaran ee ka furmay magaalada Kismaayo.

Qeybta WARARKA

F-X

Arag Sawir qosol leh oo laga Sameeyey Xasan Sheekh iyo Faarax C/qaadir.

Ujeedka sawirkaani ayaa ah mid lagu muujinaayo qorshooyinka ka dhexeeya Madxaweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo Xildhibaan Faarax C/qaadir. Madaxweyne Xassan oo wada gaari aan

Continue Reading »

WARARKA Archives

baarlamaanka1
Xildhibaano kasoo Jeeda S/land oo maanta Buuq ka sameeyay Hoolka Shirka…
- Jan 14, 2016
Xildhibaano ka tirsan Baarlamanaka Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta Buuq ka sameeyay Hoolka lagu qabanayo shirka wada tashiga nooca doorasho ee dalka kaas oo Kismaayo maanta Duhurnimadii si ...
madoowe
DAAWO: Hadalkii uu Axmed Madoobe ku amray in la dajiyo Calamada Maamulada iyo Beesha Caalamka.
- Jan 14, 2016
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa amray in la dajiyo calamada maamulada iyo beesha caalamka maadaama shirka uu yahay mid Soomaali udhaxeeya.
maxamed_maxamuud_nuur_caalin
Shirka kismaayo & Caqabada heysata MD Xasan sh, iyo……..
- Jan 14, 2016
Iyadoo magaalada Kismaayo ee xaruunta Gobolka Jubbada hoose uu ka furmay shirka madasha wada tashiga qaran oo ay ku suganyihiin dhamaan hogaamiyeyaasha siyaasada Soomaliya ayaa Aqoon-yahan Maxamed Maxamuud Nuur Caalin ...
gaas
Cabdi Wali Gas Ooku Hanjabay in Uusan Fadhi Danbe Laqaadan Doonin Xasan Sheekh Hadii
- Jan 14, 2016
Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaray magaalada kismaayo xaruunta gobalka jubada hoose ayaa sheegaya in uu aad u carooday madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Gaas. Gaas ayaa lasoo sheegayaa inuu ku ...